Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , faraceeda Caabud-waaq , waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan:
Labo macalin oo dhigi kara cilmiga caafimaadka bulshada (Public Health).
Shuruudaha laga rabo macalinka
1. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah cilmiga caafimadka bulshada (Master of Public Health)
2. Waa in uu leeeyahay khibrad macalinimo oo aan kayareen saddex sano
3. Waa in uu ku hadli karo luqada Ingiriiska
4. Waa in uu diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo magaalada Caabud-Waaq
FG: Waxaa la doorbidayaa shahaadadiisa bachelor-ka in ay tahay taqasusyada hoos kuxusan
1. Public health
2. Medicine (MBBS)
3. Nursing
Haddii aad buuxin kartid shuruudaha kor ku xusan , fadlan kusoo dir CV gaaga Emailka hoos kuqoran
[email protected]
Waxey xirmeysaa 27-06-2018