JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED – XARUNTA CAABUDWAAQ
Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Culuumta Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay Sadex Bare oo ka hawl gala Xarunteedda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq, dhigana Maadooyinka soo socda:
1- Bare Economics (Microeconomics & Macroeconomics)
A. Waa inuu haystaa shahaadada Master-ka ee Cilmiga Dhaqaalaha ama PhD.
B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalinimo waxbarshada sare ugu yaraan laba sano.
2- Bare Maadada Qaanuunka (Civil and Commercial law)
A. Waa inuu haystaa shahaadada Master- ka oo law ah ama PhD.
B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalinimo waxbarshada sare ugu yaraan laba sano.
3- Bare maadada English-ka
A. Waa in uu haystaa Shahaadada Masterka oo English ah ama PhD.
B. Waa in uu leeyahay Khibrad macalinimo waxbrashada sare ugu yaraan labo sano
Waxaa CV-ga iyo Shahaadoyinka lagu soo dirayaa Emailka [email protected] Ugu danbeyn 25.05.2018
Mahadsanid