OGEYSIIS
Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)
Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 27/07/2020
Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa
- In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira.
- In uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta takhasusaad kale hase ahaatee ka shaqeeya ama baahi gaar ah u qaba qaanuunka.
Waxaa kale oo laga rabaa qofka soo codsanaayo in uu keeno xafiiska diiwan galinta documents –ka hoos ku xusan:
- Copy- shahaadada Bachelor oo laga soo tasdiiqiyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
- Afar sawir oo lacabir ah baasaboorka.
- Codsi qeexaya sababta aad usoo codsatay Diplom-ka sare ee Qaanuunka (letter of intent).
FG: Qabashada araajida waxa ay ku egtahay 27 bisha July 2020. Arjigaaga waxaad kusoo hagaajisaa xafiiska diiwaan galinta kulliyadda daraasaadka sare ee qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , qeybta Shabelle.
Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xariir Email: [email protected]
Wabillaahi Towfiiq