Fursad Macalinimo
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , faraceeda Caabud-waaq , waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi kara cilmiga caafimaadka bulshada (Public Health). Shuruudaha laga rabo macalinka 1. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah cilmiga caafimadka bulshada (Master of Public Health) 2. Waa in uu leeeyahay khibrad macalinimo oo aan…