Ra’iisul Wasaarihii Hore Cali Maxamed Geeddi oo Booqasho Ku Yimid Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa booqasho ku yimid xarunta dhexe ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), waxana uu kulan gaar ah kula yeeshay Raktarka Jaamacadda, Mudane Prof. Xasan Cusmaan Gacal. Raktarka Jaamacadda ayaa ugu horrayn Ra’iisul Wasaaraha hore siiyay warbixin dhamaystiran oo ku saabsan howlaha baaxadda leh ee jaamacaddu ka…