Fursad Shaqo
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, faraceeda Galmudug-Caabud-waaq, waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi karta maadooyinka kala ah. Chemistry, Biology, Mathematics and Physics Shuruudaha laga rabo macalinka 1. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah Chemistry iyo Biology (Chemistry major and Biology minor). 2. Waa in uu wato shahaadada Master-ka…