Arji Qabashada Dufcada Labaad ee Takhasuska Qaanuunka oo Bilaabatay (Master Degree of law)

Jamacadda Ummadda Somaaliyeed waxa ay qaadaneysa dufcadii 2aad ee barnaamijka takhasuska qaanuunka (Master Degree of Law) waxaa ayna bixinaysaa labo qaybod oo takhasus gaar ah oo ay ardaydu kala dooran doonaan :- 1. Major in Somali legal Studies 2. Major in Public and Administrative Law Shuruudaha laga rabo ardayga soo codsanaya Masterka Qaanuunka waa: 1.…

ARAAJI QABASHADA DUFCADA 10-AAD EE DIPLOMAHA SARE EE QAANUUNKA OO BILAABATAY (POST GRADUATE DIPLOMA IN LAW)

OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 10aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 25/06/2022 Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. 2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor…