Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista JUS waxay qaadanaysaa dufcaddii 12aad ee Diplomaha sare Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista JUS waxay qaadanaysaa dufcaddii 12aad ee Diplomaha sare Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanaya waa 1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Daraasaatka Islaamka, Qaanuunka iyo Cilmiga Bulshada ama Artska la xiriira. 2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa…

Master Degree in Law

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 3aad ee Barnaamijka Takhasuska Qaanuunka (Master Degree in Law) takhasuska : (LLM in Public and Administrative Law). Shuruudaha laga rabo ardayga soo codsanaya Masterka Qaanuunka waa: Inuu keeno shahaadada heerka 1aad (Shareeca ama Qaanuun) asal iyo nuqul lasoo tasdiiqay ama Shahaadada dibloomaha…