Hambalyo ardayda ku guulaysatay imtixaankii aqbalaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, sanad waxbarashadeedka 2023-2024! Waad dadaasheen, ku soo dhawaada Jaamacadiina.
Si aad natiijadaada u hesho, fadlan booqo linkiga soo socda:
https://ummadda.jaamacadda.net/
Tirada Guud ee Sanadkaan Jaamacadda Ummadda ay qaadatay ayaa ah 3485 arday oo ah kuwii ku gudbay imtixaanka eeg shaxda hoose
Xarunta Dhexe | |||||
NO | Magaca Kulliyadda | Tirada | |||
Wiilal | Gabdho | Wadar | |||
1 | Medicine | 109 | 102 | 211 | |
2 | Science | 219 | 141 | 360 | |
3 | Economics | 171 | 210 | 381 | |
4 | Engineering | 245 | 37 | 282 | |
5 | Health Science | 102 | 236 | 338 | |
6 | Sharia and Islamic Studies | 48 | 58 | 106 | |
7 | Agriculture | 266 | 108 | 374 | |
8 | Veterinary | 106 | 153 | 259 | |
9 | Law | 75 | 54 | 129 | |
10 | Education | 212 | 156 | 368 | |
11 | Social Sciene | 145 | 109 | 254 | |
12 | Languages | 71 | 37 | 108 | |
Wadar Guud | 1769 | 1401 | 3170 |
Farac Galmudug | |||||
NO | Magaca Kulliyadda | Tirada | |||
Wiilal | Gabdho | Wadar | |||
1 | Science | 42 | 15 | 57 | |
2 | Economics | 4 | 14 | 18 | |
3 | Health Science | 19 | 33 | 52 | |
4 | Sharia and Islamic Studies | 13 | 2 | 15 | |
5 | Education | 10 | 2 | 12 | |
Wadar Guud | 88 | 66 | 154 |
Faraca Puntland | ||||
NO | Magaca Kulliyadda | Tirada | ||
Wiilal | Gabdho | Wadar | ||
1 | Science | 59 | 15 | 74 |
2 | Economics | 26 | 7 | 33 |
3 | Health Science | 5 | 25 | 30 |
4 | Sharia and Islamic Studies | 14 | 10 | 24 |
Wadar Guud | 104 | 57 | 161 |