Dhammaan ardayda dooneysa iney ka faa’iideystaan barashada Ingiriiska (Intensive English Program) ee Kulliyadda Luqadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in 15 July 2023 Laqaadan doono arday cusub.
Is qoristu wexey ku egtahay (27 August 2023)
Shuruudaha ardayga is diiwaangalinayo:
1. File ama (gal).
2. 2 sawir oo kuwa baasaboor-ka ah.
3. Warqadda dhalashada, baasaboor ama wax u dhigma.
4. Boono caddeyneysa bixinta Lacagta diiwaan galinta oo ah $25 doollar.
Lacagta waxaa lagu shubayaa, Premier Bank Akoonka (030300085006).
Diiwaan gelintu waxey ka socotaa xafiis-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda
Kulliyadda Luuqadaha, KM4, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
+252 61 9538777