Barnaamijka Tababarka Takhasuska Hal-Sano
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan in Jaamacadda Ummadda bilaabi doono hal sano dibloma takhasus ah laguna takhasusaayo maadooyin qaanuun ah taaso ka saraysa heer jaamacad. Ardadayda iyo dadwaynaha soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa ciddi danaynaysa in ay la sooxirto xaruta jaamacaadda ee xamarwayne. Wixii faah faah hin dheeraad ah fiiri lifaaqa.