
Jaamacadda Ummadda oo Baydhabo ku soo Gebogebaysay Ban bax Aqooneed loo Qabtay Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed
Baydhabo, 28-07-2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo kaashanaysa Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa magaalada Baydhabo ku soo gebogebaysay Ban bax Aqooneed socday muddo saddex








