Master of Sciences in Integrated Water Resources Management

Somali National University Faculty of Graduate Studies and Research Master of Sciences in Integrated Water Resources Management Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo kaashanaysa Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, UNDP iyo SIDA waxay ogaysiineysaa dhammaan bahda waxbarshada in ay soo kordhisay takhasus (Master Degree) la xirrira Iskudhafka Maareeynta Kheyraadka Biyaha (Master of Science in Integrated Water Resources…

WARGELIN : Arjiqabashada Sannad Tacliimeedka 2022-2023

Dhammaan Ardayda dooneysa iney kusoo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2022-2023, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay 15 Sebtembar 2022. Arjiga waxaa laga qaban doonaa ardayda wadata shahaadada dugsiga sare ee Wasaaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Ardayda ku gudubtay Imtixaanka Shahaadiga waxay la imaanayaan kaarka ay imtixaanka ku galeen ee…

Master of Public Health

The Faculty of Postgraduate and Research at Somali National University is now accepting new students for Master of Public Health Program. Please click the link below to find out more about the program requirements Admission Requirements Download the MPH application form Please bring your application to the School of Public Health and Research at SNU…