Ogaysiis Muhiim ah

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada, 20-September 2022 saacadu marka ey tahay 7:00 subaxnimo Waqtiga Muqdisho. Ardayda waxaa lagu wargelinayaa in ay soo ogaadaan fasalada ay imtixaanka ku geli doonaan ugu daanbayn 19  September  2022. Fiiro…