OGEYSIIS : Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)
Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 15 April, 2023 Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. 2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah…