WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2023-2024

Dhammaan ardayda dooneysa inay ku biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2023-2024, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay furmi doonto 31 July 2023, ayna ku ektahay 07 Sep 2023. Arjiga waxaa laga qaban doonaa ardayda wadata shahaadada dugsiga sare ee Wasaaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Ardayda ku gudubtay Imtixaanka Shahaadiga, waxay la imaanayaan…