Daah-furka Mashruuca PAIS-FUS: Iskaashiga Talyaaniga iyo Soomaaliya ee Dhismaha Kartida Maamul ee Hay’adaha Dowladda
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyadoo la kaashaneysa Jaamacadda Palermo (UniPA) iyo Hay’adda Talyaaniga ee Iskaashiga Horumarinta (AICS), ayaa si rasmi ah u daah-furtay mashruuca muhiimka ah ee PAIS-FUS – mashruuc saddex sano socon doona oo diiradda saaraya dhisidda iyo tayeynta kartida maamulka ee hay’adaha dowladda, iyadoo lagu bilaabayo Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaaladda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.…