Qabasho arday cusub

Qabashada Sanad Dugsiyeedka 2018-2019 oo Bilaabatay

Dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in ay qabashada araajida codsiga ka qeybgalka imtixaanka galitaank Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee sanad tacliimeedka 2018–2019 la bilaabay kuna egyahay taariikh 9/8/2018 Shuruudaha ardayga laga rabo Shahaado dugsi sare oo asal ah iyo sawirkeeda Warqada dhalashada oo ay ku cadahay maalinta, bisha iyo sanadka Sawir nooca teesaraha ah (4…