Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda oo la fasaxay muddo 15-cisho ah
Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha JFS ee ku aadanaa in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada dalka laga billaabo maanta oo Arbaco ah , ayaa raktarka JUS, Dr. Mohamed Axmed Jimcaale waxuu ku dhawaaqay in jaamacadu fasax tahay, laga bilaabo 18-03-2020 Ilaa mudo 15 maalin ah, si looga qayb qaato badqabka bulshada iyo…