Admission open: Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree

Araaji qabashada dufcadii labaad ee Diplomsha sare ee Cilmiga Caafimadka Guud (Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree) Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa:- In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida : Daaweynta  iyo Qaliinka (Bachelor of Medicine and Surgery), Cilmiga Ilkaha(Bachelor of Dental Science), Cilmiga Daawada(Bachelor of Pharmacy), Cilmiga…

Tacsi 

Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, iyo Qaraabada Cabdullahi Jaamac Maxamed oo ka mid ahaa arday ka kulliyada ingineeriya dufcada koowaad, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxaa Eebbe uga baryaynaa in uu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo ehelladii ay ka tageenna uu sabir iyo iimaan ka…

Araaji Qabashada Dufcada 6-Aad e Diplomaha sare ee Qaanuunka Oo Bilaabatay (Post Graduate Diploma in Law)

OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 6aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka  (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay   25/11/2020 Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. 2. Qofkii heysto shahaado  cilmi  ah…

239 Arday ayaa u fadhiisatay Imtixaanka aqbalaadda ee Jaamacadda Ummadda faraceeda Puntland “SAWIRRO”

239 Araday ayaa u fadhiistay imtixaanka aqbalaad Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed fareecada Puntland ee magaalada Badhan. kulliyadaha kala ah: Caafimaadka qaybta Kaaliyaha (Nursing), Kulliyadda Sayniska, qaybta Jiyoolajiga (Geology), Kulliyadda Waxbarashada iyo kulliyadda Daraasaadka Islaamaka ayeey ardaydu kala doorteen Imtixaanka waxaa si wada jir ah u furay Agaasimaha xarunta Badhan Caydaruus Ahmed Faarax Oday iyo Guddoomiyaha Guddida…

Jaamacadda Ummadda oo deeq waxbarasho siisay shacbiga reer Yemen ee  Muqdisho qaxootiga ku ah.

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyadoo ka duuleysa xiriirka walaaltinnimo ee Soomaaliya iyo Yemen ayay waxay deeq waxbarasho u fidisay 16 arday oo ka mid ah walaalaha reer  Yemen ee soo magangalay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdishu. Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed (JUS) oo garaawsan soo dhawayntii dadka reer Yemen ay u sameeyeen markii Soomaalidu…

Araaji Qabashada Dufcada 2-aad, ee Culuumta Siyasadda (Political Science) oo Bilaabatay

Jaamacada Ummada Soomaaaliyeed, waxay Bulshada Soomaaliyeed ee jecel waxbarashada Sare ee (Postgraduate) ugu Bishaaraynaysaa in ay Qaadaneyso Dufcadii Labaad ee Culuumta Siyasadda (Political Science) . Hadaba Shuruudaha Laga Doonayo Ardeyga Soo Codsanayo Waa : Inuu heystaa shahaadada heerka koowaad ee Jaamacadda (Bachelor degree) isla markaana la xiriirtaa Culuumta Bulshada. Inuu keenaa shahaadada asalka ah iyo…

WARGELIN: Waqtiga Diiwaangalinta Ardayda Cusub

WARGELIN Waqtiga Diiwaangalinta Dhammaan ardayda rabto inay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay maalinta Talaadada 29/09/2020, 14:30 waqtiga Muqdisho. U diyaargarowga Imtixaanka Taariikhdu markey tahay Sabti, 03/10/2020, ardayda Is diiwaangelisay waxay soo booqan doonaan goobta ay imtixaanka ku galayaan iyada oo arday kasta…

Ogaysiis: Araaji Qabashada Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo bilaabatay

Ogeysiis Dhammaan Ardayda rabto inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 03/08/2020 insha allah . F.G 1- Ardayda Sanadkan u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga waxay qabashada araajida ay bilaabanaysaa ka dib markii ay soo baxdo natiijada Imtixaanka Sannad Dugsiyadeedka 2019/2020 ee Wasaaradda Waxbarashada,…

JADWALKA JUS EE 2020-2021

  Maalinta Taariikhda Faahfaahin Bisha Sabti 5.9.2020 Bilowga Casharada September 2020 sabti– Sabti 5/9/2020- 30/1/2021 Xiliga Kowaad September – January October -November Sabti – Isniin 31/10-9/11 /2020 Xiliga 1- Imtaxaanka Bartamaha 2020 Arbaca– khamiis 11/11/2020 – 14/01/2021 Socoshadda daruusta xiliga 1 November – January Sabti-Khamiis 16-28/01/2021 Xiliga 1 – Imtaxanka Dambe January 2021 Sabti- Khamiis…