Admission open: Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree

Araaji qabashada dufcadii labaad ee Diplomsha sare ee Cilmiga Caafimadka Guud (Post Graduate Diploma in Public Health leading to Master Degree) Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa:- In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida : Daaweynta iyo Qaliinka (Bachelor of Medicine and Surgery), Cilmiga Ilkaha(Bachelor of Dental Science), Cilmiga Daawada(Bachelor of Pharmacy), Cilmiga…

Tacsi

Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, iyo Qaraabada Cabdullahi Jaamac Maxamed oo ka mid ahaa arday ka kulliyada ingineeriya dufcada koowaad, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxaa Eebbe uga baryaynaa in uu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo ehelladii ay ka tageenna uu sabir iyo iimaan ka…