Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, iyo Qaraabada Cabdullahi Jaamac Maxamed oo ka mid ahaa arday ka kulliyada ingineeriya dufcada koowaad, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxaa Eebbe uga baryaynaa in uu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo ehelladii ay ka tageenna uu sabir iyo iimaan ka siiyo.