Hambalyada xuska maalinta 26ka June
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Waxay ugu hambalyqynaysaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed 61 guurada xoriyadda Gobollada waqooyi ee dalka Jaamacadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda 26-ka June oo maanta si weyn looga xusay Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobollada dalka.