Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Waxay ugu hambalyqynaysaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed 61 guurada xoriyadda Gobollada waqooyi ee dalka
Jaamacadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda 26-ka June oo maanta si weyn looga xusay Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobollada dalka.