Hambalyadda maalinta xurriyadda iyo midowga Ummadda Soomaaliyeed ee 1da luulyo.
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u diraysaa dhamaan Bulshada Soomaaliyeed, sanadguuradii 61 ee ka soo wareegtay markii gobollada Koofgureed ee dalka ay xornimada ka qaateen Gumaystahii iyo israacii labada gobol Koofur iyo Waqooyi taas oo maanta ku began. Kowda Luulyo ayaa ah maalin aad u qiima badan taas oo ku astaysan midnimada iyo dowladda ummadda…