Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u direysaa ardayda ku guuleysatay Deeqda Waxbarasho ee heerka labaad (Master’s Degree) ee takhasuska “Physiotherapy”. kuwaas oo ku xusan liiska hoose.
Hadaba, ardayda ku guuleysatay deeqdan waxaa la ogeysinayaa in isdiiwaangalinta ay bilaabaneyso maalinka beri ah kuna beegan 11 Febraayo, 2025, waxeyna ku egtahay 13 Febraayo 2025.
Goobta isdiiwaan gelinta: xafiiska Kulliyadda Takhasuska ee Xarunta Xamarweyne ee Jaamacadda.
Waqtiga 8am ilaa 4pm.
Qofkii Cabasho qabaa waa in uu ku soo gudbiyaa ugu danayn 13 Febraayo 2025
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xirir xafiska Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ama email: [email protected]