Training of Trainees (ToT)

From April 23-31, 2024, the UNDP, in partnership with SNU, concluded an impactful eight-day “Training of Trainers” (ToT) program. This initiative equipped eight lecturers (1 female, 7 male) from BRA and Federal Member States with essential skills in gender, conflict, and security, advancing the Women, Peace, and Security (WPS) agenda. Using a participatory approach with…

Postgraduate Diploma of Epidemiology and Biostatistics

Overview: This One-year postgraduate diploma provides students with advanced training in epidemiology and biostatistics and their application in analyzing major Health issue in Somalia. The program is open to all students with background training in health related or quantitative discipline. Graduates will have the opportunity to develop or strengthen their ability to participate in outbreak…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH AHNA DUQA JAAMACADDA OO KA QEYBGALAY QALINJABINTA DUFCADDA 22-AAD EE JAAMACADDA

MUQDISHO, Maarso 09, 2024: Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa ka qay galay mas`uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka wasaaradda Waxbarashada HTS, Xildhibaano, iyo Mas`uuliyiin kale. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay…

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo shir gudoomiyay shirka bilaha ee Golaha Tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Shirka bilaha Golaha tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, oo lagu qabtay hoolka shirarka xafiiska Raktarka ayaa waxaa shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir. Shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal Gudoomiye ku xigeenada Prof. Aadan Guuled Shabeel iyo Prof. Cabdullahi Sheikh Rashid…

Ogaysiis: Xaflada Qalin Jabinta Duufcadda 22 aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

19/02/2024, Muqdisho:- Dhamaan Waxaan ogeysiineynaa Aradayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo Bahda Waxbarashada ee Dalka, In ay dhici doonto hadii Alla idmo xaflada Qalinjabinta Dufcaddii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ahna dufcadaha 3,4, iyo 5 aad ee dib u howlgalinta ka dib Jaamacadda ka dib. Munaasabadaan qaaliga ah, waxey bogaadin u tahay guulihii waxbarasho ay gaareen ardaydeena.…

Raktarka Jaamacadd oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Golaha Waxbarashada Qaranka ee dalka Finland.

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Barfasoor Xasan Cismaan Gacal ayaa soo gabagabeeyey booqasho muhiim ah oo uu ku tagay dalka Finland, taas oo qayb ka ah xoojinta sare u qaadista iskaashiga dhanka waxbarashada ee labada dal. Prof. Gacal oo ay wehliyaan hormuudka kulliyadda culuumta bulshada Prof. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow iyo Dr. Mulki Cilmi Rooble iyo xubno…

Raktarka Jaamacadda iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay wada shaqeynta hey’adaha waxbarashada

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gagal, ayaa xarunta Km4 ee Jaamacadda ku qaabilay Safiirka Talyaaniga, H.E. Pier Mario Dacò Coppi, oo ay weheliyaan madaxa AICS, Mr Giovanni Grandi, iyo ku xigeenka AICS, Mrs Valeria Buoninfante. Kulanka oo ay sidoo kale goob joog ka ahaayeen Raktar ku xigeenada Maamulka, Waxbarashada iyo xubno kale Jaamacadda…

Natiijada Imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska “Dacwada & Imaamnimada”.

Jaamacadda Ummadda Somaliyeed waxey u hambalyaynaysaa ardada ka soo gudubtay imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska Dacwada iyo Imaamnimada. Kuwaas oo ku xusan liiska ku lifaaqan ogaysiiskaan. Dukumintisyada laga rabo Ardayda ku soo gudbtay imtixaanka si ay isu diiwaan geliyaan: Arday kasta waa inuu keenaa shahaadada heerka 1aad ee Jaamacadda asal & Copy (Shahaadada waa inay…