Jaamacadda Ummadda Somaliyeed waxey u hambalyaynaysaa ardada ka soo gudubtay imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska Dacwada iyo Imaamnimada. Kuwaas oo ku xusan liiska ku lifaaqan ogaysiiskaan.
Dukumintisyada laga rabo Ardayda ku soo gudbtay imtixaanka si ay isu diiwaan geliyaan:
- Arday kasta waa inuu keenaa shahaadada heerka 1aad ee Jaamacadda asal & Copy (Shahaadada waa inay ahaataa mid tasdiiqsan)
- Arday kasta waa inuu Xafiiska kulliyadda Takhasusaadka & Cilmi baarista keensadaa
- Warqad Codsi Waxbarasho
- File ama Gal bir leh
- Afar Sawir oo teesaro ah
- Aqoonsi Shaqsi (National ID, Dhalasho & Sugnaan, ama Passport)
- Warqadda Dambi la`aanta (CID)
- Damiin.
Isdiiwaan gelinta ardayda ku gudubtay imtixanka waxa uu bilaaabanayaa 12 December 2023 waxa ayna ku egtahay 20 Dcember 2023.
Is diiwaan gelinta waxa ay ka socotaa Xafiiska kulliyadda Takhasusaadka & Cilmi baarista ee Xarunta Shabeele ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.