FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED XARUNTA CAABUDWAAQ Kulliyadda Darasaatka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay labo Bare oo ka hawl gala Xarunteeda Magaalada Caabudwaaq dhigana Maadooyinka soo socda: 1- Bare Fiqhi iyo Usuulul Fiqhi A. Waa inuu haystaa shahaadada Bachelar Shariica iyo Master Usuulul Fiqhi ama Fiqhi. B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalimo ugu…

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED – XARUNTA CAABUDWAAQ Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Culuumta Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay Sadex Bare oo ka hawl gala Xarunteedda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq, dhigana Maadooyinka soo socda: 1- Bare Economics (Microeconomics & Macroeconomics) A. Waa inuu haystaa shahaadada Master-ka ee Cilmiga Dhaqaalaha ama PhD. B. Waa Inuu leeyahayna…