Sawiro : Soo dhawaynta Ardayda cusub ee Diploma English Program..
Kulliyadda Luqadaha JUS ayaa soo dhawayn iyo hanuunin (Orientation) u qabatay ardada ku biirtay Barnaamijka Intensive English Program (IEP) ee xarunta luqadaha qalaad (Center for Foreign Languages (CFL). Hormuudka Kulliyada Luqadaha, Dr. Mohamed Ali Omar ayaa sharaxaad ka siiyay aradayda sida ay noqon doonto koorsadaaan, Nuuca shahaada ay heli doonaan ardada dhamaysata ee ku gudba…