Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Diblooma sare (Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics) taas oo muhiim u ah bahda cilmiga caafimaadka (Health Sciences and Medical Professionals).
Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa hal sano (12 months).
https://sphr.universityofsomalia.net/postgraduate-diploma-in-research-and-biostatistics/
Wixi faafhin dheeri ah waxaad ka heli kartaa xafiiska Kulliyadda Culuumta Caafimaadka iyo Cuduradda tropical ka ee Xarunta JUS, KM4.
isqoristu waxey ku egtahay 05/September/2022.