Master of Arts (MA) in Political Science / International Relations & Diplomacy

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Cilmiga Siyaasadda  Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay takhasusaat sare (Master Degree oo kala ah: Shahaadada Heer Labaad ee Cilmiga Siyaasadda (Master of Arts (MA) in Political Science) Shahaadada Heer Labaad…