
News
Rektar Ku-xigeenka Tacliinta oo Kulan La Qaatay Hormuudyada Kulliyadaha iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Tacliinta
Muqdisho, 6 May 2026 :- Rektar Ku-xigeenka Tacliinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Cabdirasaaq Cabdullaahi Xaashi, ayaa maanta kulan is xogwaraysi iyo wada-tashi ah la