
Jaamacadda Ummadda oo Qabatay Kulan Wadatashi ah oo Lagu Diyaarinayo Istaraatiijiyadda Cilmi baarista iyo Hal abuurka 2026 2030
Guddoomiye Ku-xigeenka Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Cali Cawil Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan wadatashi ah oo lagu falanqeeyay diyaarinta Istaraatiijiyadda



