Jobs Careers FURSADO SHAQO – BAREYAAL JAAMACADEED Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa dhammaan aqoonyahannada Soomaaliyeed ee buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan inay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah, September 27, 2026