
News
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Qaabishay Wafdi ka Socday Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho, 8 Oktoobar 2026: Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa xarunta Jaamacadda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee