
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo kala saxiixday Heshiis Is afgarad (MoU)
Kigali, Ruwaanda:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada








