WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2025-2026

Waxaa la ogaysiinayaa Ardayda danaynaysa in ay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2024-2025, in qabashada Araajida ay ku egtahay 25-Sep-2025,Saacadaha shaqadu waa 8:00 subaxnimo ilaa 04:00 galabnimo. Shuruudaha laga rabo Ardayga waa :- 1. Kaarka Aqoonsiga Imtixaanka Qaranka (Ardayda Sanadkaan Ka baxday Dugsiga Sare) / Shahaadadada Dugsiga Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Asal…

Hambalyo Qareennada Cusub ee ku guulaystay Imtixaanka Ruqsadda Qareenimadda.

Kulliyadda Qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u hambalyeyneysaa ardaydeeda Qaanuunka ka qalinjebisay ee ku baasay imtixaanka helidda Ruqsadda Qareennimo ee uu qaaday Ururka Qareennada Soomaaliyeed. Kulliyaddu iyo JUS-ba waxay ku bogaadinayaan guusha ay gaareen ardaydaasi , Waxayna kula dardaamayaan in ay bulshada Soomaaliyeed ugu adeegaan bulshada si ay ku dheehantahay Cadaalad, hufanaan iyo Alla ka…

Training of Trainees (ToT)

From April 23-31, 2024, the UNDP, in partnership with SNU, concluded an impactful eight-day “Training of Trainers” (ToT) program. This initiative equipped eight lecturers (1 female, 7 male) from BRA and Federal Member States with essential skills in gender, conflict, and security, advancing the Women, Peace, and Security (WPS) agenda. Using a participatory approach with…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH AHNA DUQA JAAMACADDA OO KA QEYBGALAY QALINJABINTA DUFCADDA 22-AAD EE JAAMACADDA

MUQDISHO, Maarso 09, 2024: Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa ka qay galay mas`uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka wasaaradda Waxbarashada HTS, Xildhibaano, iyo Mas`uuliyiin kale. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay…

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo shir gudoomiyay shirka bilaha ee Golaha Tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Shirka bilaha Golaha tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, oo lagu qabtay hoolka shirarka xafiiska Raktarka ayaa waxaa shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir. Shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal Gudoomiye ku xigeenada Prof. Aadan Guuled Shabeel iyo Prof. Cabdullahi Sheikh Rashid…

Raktarka Jaamacadd oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Golaha Waxbarashada Qaranka ee dalka Finland.

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Barfasoor Xasan Cismaan Gacal ayaa soo gabagabeeyey booqasho muhiim ah oo uu ku tagay dalka Finland, taas oo qayb ka ah xoojinta sare u qaadista iskaashiga dhanka waxbarashada ee labada dal. Prof. Gacal oo ay wehliyaan hormuudka kulliyadda culuumta bulshada Prof. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow iyo Dr. Mulki Cilmi Rooble iyo xubno…

Raktarka Jaamacadda iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay wada shaqeynta hey’adaha waxbarashada

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gagal, ayaa xarunta Km4 ee Jaamacadda ku qaabilay Safiirka Talyaaniga, H.E. Pier Mario Dacò Coppi, oo ay weheliyaan madaxa AICS, Mr Giovanni Grandi, iyo ku xigeenka AICS, Mrs Valeria Buoninfante. Kulanka oo ay sidoo kale goob joog ka ahaayeen Raktar ku xigeenada Maamulka, Waxbarashada iyo xubno kale Jaamacadda…

Guddoomiyaha Jaamacadda oo la kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda IIUI.

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo la kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda IIUI.

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Hassan Osman Ga`al oo uu wehliyo H.E. Shirwac Cabdullaahi Ibraahim, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Xasan, Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir ee Soomaaliya, ayaa kula kulmay xafiiska, Dr. Hathal Homoud Alotaibi, Gudoomiyaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Islaamka, Islamabad (IIUI). Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga wada…

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo Gudoomiyay Shirka Agaasimayaasha Maamulka

MUQDISHU, Somalia 14/11/2023 – Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa shir-gudoomiyay shirka Agaasimayaasha maamulka Jaamacadda. Kulanka oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen raktar xigeenada iyo agaasimayaasha xafiisyada kala duwan ee Jaamacadda. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa fulinta iyo hirgelinta qorshayaasha Jaamacadda. Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof.…

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Warbixin ka dhagaystay Naadiga Ardayda Jaamacadda.

Muqdisho, Soomaaliya – Noofambar 14, 2023: Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Naadiga Ardayda Jaamacadda. Warbixinta oo ay soo jeediyeen Gudoonka naadiga iyo xubnahiisa ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii Naadiga ardayda, Caqabadaha, iyo waxyaabaha ay u baahan yehiin. Raktarka ayaa ardayda bogaadiyay isaga oo carabka ku adkeeyay in…