
Jaamacadda Ummadda oo Ka Qayb Gashay Aqoon-isweydaarsiga REFHE-EA ee Horumarinta Cilmi-baarista Jaamacadaha Bariga Afrika
Entebbe, Uganda – 23 May 2026:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa ka qayb gashay aqoon-isweydaarsi laba maalmood socday oo lagu qabtay magaalada Entebbe ee dalka





