Jaamacadda Ummadda iyo Jaamacadda Palermo oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Tacliinta Sare iyo Daraasaadka Sare
Palermo, Talyaaniga, 8-May 2026:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa kulan muhiim ah la qaadatay maamulka sare ee Jaamacadda Palermo (UNIPA), kulan ay hoggaaminayeen Guddoomiyaha Jaamacadda







