
Raktarka Jaamacadda iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay wada shaqeynta hey’adaha waxbarashada
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gagal, ayaa xarunta Km4 ee Jaamacadda ku qaabilay Safiirka Talyaaniga, H.E. Pier Mario Dacò Coppi, oo ay weheliyaan








