News
Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda oo la fasaxay muddo 15-cisho ah
Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha JFS ee ku aadanaa in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada dalka laga billaabo maanta oo Arbaco

Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha JFS ee ku aadanaa in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada dalka laga billaabo maanta oo Arbaco

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr, kuwaas oo ka kooban:- 12 fasal 3 xafiis 17 musqul

Ardayda, macalimiinta Kuliyadda Waxbarashada iyo Maamulka JUS , ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay xarunta Shabeelle ee defmada Xamarwayne. Raktarka JUS Dr. Maxamed Axmed Jimcaale,