JADWALKA JUS EE 2020-2021

  Maalinta Taariikhda Faahfaahin Bisha Sabti 5.9.2020 Bilowga Casharada September 2020 sabti– Sabti 5/9/2020- 30/1/2021 Xiliga Kowaad September – January October -November Sabti – Isniin 31/10-9/11 /2020 Xiliga 1- Imtaxaanka Bartamaha 2020 Arbaca– khamiis 11/11/2020 – 14/01/2021 Socoshadda daruusta xiliga 1 November – January Sabti-Khamiis 16-28/01/2021 Xiliga 1 – Imtaxanka Dambe January 2021 Sabti- Khamiis…

Qabashada Araajida Dufcadda 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka oo bilaabatay

OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka  (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay   27/07/2020 Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. In uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta…