ماجستير في الفقه وأصوله/القضاء

Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Shariicada Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Takhasusaat sare (Master Programs) kuwaas oo kala ah: 1-         ماجستير في الفقه وأصوله (Fiqi iyo Usuul). 2-         ماجستير في القضاء (Garsoorka). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa laba…

Jaamacadda oo Casho Sharafeed u Samaysay 29 Arday oo Deeq Waxbarasho u Aadaya Dibada.

Muqdisho, Aug 31, 2022: Jaamacadda Ummadda ayaa xalay kulan casho sagootin iyo dardaaran ah u samaysay 29 arday oo deeq waxbarasho u aadaya wadamada Talyaaniga, Türkiye, netherlands Japan iyo India. Munaasabada waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdulqaadir,  Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Dr. Xasan Cumar Mahadalla,…

Master of Arts in Educational Leadership and Management

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay takhasus sare (Master Degree) kaas oo ah Maaraynta iyo Hogaaminta Waxbarashada (Master of Arts in Educational Leadership and Management). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa laba sano (24 months). Takhasuskan waxa uu ka jawaabayaa baahida…

Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Diblooma sare (Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics) taas oo muhiim u ah bahda cilmiga caafimaadka (Health Sciences and Medical Professionals). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa hal sano (12 months). https://sphr.universityofsomalia.net/postgraduate-diploma-in-research-and-biostatistics/ Wixi faafhin dheeri…

Master of Arts (MA) in Political Science / International Relations & Diplomacy

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Cilmiga Siyaasadda  Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay takhasusaat sare (Master Degree oo kala ah: Shahaadada Heer Labaad ee Cilmiga Siyaasadda (Master of Arts (MA) in Political Science) Shahaadada Heer Labaad…

Call for applications for 2 Scholarships reserved to Post-Graduate Students (Somali nationality) from Somali National University (SNU)

The University of Tuscia, announces a public selection for Post-Graduate Students (with Somali nationality) from Somali National University (SNU) for the admission to 2nd Cycle International Degree Courses (2 Years Master’s Degrees taught in English) for the Academic Year 2022/2023. Document  : INTERNATIONAL STUDENTS CALL    DEADLINE: August 26th, 2022