
News
Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, 14 Juun 2026 :- Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Jazeera, lagu qabtay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (AI Somalia Summit 2026), kaas