
News
Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan oo Daahfuray Wejiga Ugu Dambeeya ee Tababarka Tababarayaasha Barnaamijka PAIS
Guddoomiye Ku xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan, ayaa daahfuray wejiga ugu dambeeya ee Tababarka Tababarayaasha Barnaamijka Maamulka Dadweynaha