
News
Wasaaradda Caafimaadka iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Kala Saxiixday Heshiis Isbitaalka De Martino loogu Beddelayo Isbitaal Waxbarasho iyo Cilmi-baaris
Muqdisho, 08 Oktoobar 2026 Heshiis lagu horumarinayo Isbitaalka De Martino looguna beddelaayo Isbitaal Waxbarasho iyo Cilmi-baaris ayaa waxaa kala Saxiixday Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada